C/raxmaan C/shakuur: “Waa xaq dastuuri ah in shacabku dibed-bax Nabadeed qabsadaan”

Gudoomiyaha xisbiga Wadajir siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in xaq dastuuri ah ay tahay in shacabku ay banaanbax nabadeed qabsadaan, fekerkooda cabiraan. Hadalkan ayaa ku soo aaday xili la hadal hayo in maalinta beri ah uu magaalada Muqdisho ka dhacayo dibed bax looga soo horjeedo dowlada oo la sheegay inay abaabulkiisa wadaan siyaasiyiinta mucaaradka. … Continue reading C/raxmaan C/shakuur: “Waa xaq dastuuri ah in shacabku dibed-bax Nabadeed qabsadaan”